Author: mainadmin

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa ayaa la kulmay dhigiisa Jaamacatul Qur’aanul kariim wal Culuumul Islaamiyyah Proff.Omar Alsayid aldhayib oo ay dhigtaan qaarna ka qalin jabiyeen Ardayda Jaamacadda ee diyaarinaya waxbarashada sare. Masuuliyiinta ayaa kawada hadlay Sii xoojinta Xariirka waxtarka leh ee ka dhaxeeya laba Jaamacadood.

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa la kulmay Gudoomiyaha Majmacal Fiqhi Al Islaami ee dalka Suudaan oo ah Hay’ada ugu sareysa arimaha Diinta ugu xilsaaran Dowlada Suudaan Prof.Adil Hassan Omar

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa la kulmay Gudoomiyaha Majmacal Fiqhi Al Islaami ee dalka Suudaan oo ah Hay’ada ugu sareysa arimaha Diinta ugu xilsaaran Dowlada Suudaan Prof.Adil Hassan Omar ayaga oo kwada hadlay Iskaashiga labada dhinac iyo sidii Taba baro Xirfadooda kor loo qaadayo loo siin Lahaa ardayda Kuliyadaha Culuumta Sharciga ee Jaamacadda iyo Soomaalida waxkabarata Suudaan […]

Read More

Waxaan halkaan Hambalyo Diiran uga diraynaa Ustd Ahmed Arab Mohamed oo maanta difaacday Buugiisa Darajada Master Degree Takasuska Istiraatiijiyadda iyo Amniga Qaranka asiga ka qaatay Akaadeemiyada Sare ee Daraasaadka Istaatiijiga iyo Amniga ee wadanka Suudaan.

Hambalyo iyo Bogaadin Waxaan halkaan Hambalyo Diiran uga diraynaa Ustd Ahmed Arab Mohamed oo maanta difaacday Buugiisa Darajada Master Degree Takasuska Istiraatiijiyadda iyo Amniga Qaranka asiga ka qaatay Akaadeemiyada Sare ee Daraasaadka Istaatiijiga iyo Amniga ee wadanka Suudaan. Ahmed ayaa kamid ahaa ardaydii ka Qalin badalatay Jaamacadda kal hore oo ay udirtay Deeq waxbarasho Dibada […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda oo wili sii wada Booqadhooyinkiisa Jaamacadda iyo Xarumaha Diiniga ah ee Suudaan ayaa Maanta Booqday Muftiga Suudaan Dr.Shiikh Abdirahman Hassan Ahmed Hamid iyo Xarunta ugu weyn Suudaan ee Xifdiska Qur’aanka Kariimka ee Umud Dow Baan

Gudoomiyaha Jaamacadda oo wili sii wada Booqadhooyinkiisa Jaamacadda iyo Xarumaha Diiniga ah ee Suudaan ayaa Maanta Booqday Muftiga Suudaan Dr.Shiikh Abdirahman Hassan Ahmed Hamid iyo Xarunta ugu weyn Suudaan ee Xifdiska Qur’aanka Kariimka ee Umud Dow Baan taas oo shaqaynaysa inku dhaw laba Qarni, Taas oo uu Madax ka yahay Prof.Shiikh Dhayyib Aljiid oo horay […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo Shaqo ujoogay Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan ayaa maanta Khudbada Jumcaha ka jeediyay Majmaca weyn ee Nuurul Islaam

Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo Shaqo ujoogay Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan ayaa maanta Khudbada Jumcaha ka jeediyay Majmaca weyn ee Nuurul Islaam oo ay ku dukadaan kumanaan dadweyna ah ka gadaal soo jeedin uga imaaday Madaxda Majmaca, asiga oo noqonaya Gudoomiyaha qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee halkaa Ka Jeediya Khudbad. […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah

Gudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah ahna xiligaan Madaxa Midowga Jaamacadaha Islaamiga ee afrika,Xubina ka ah Golaha Sare ee Jaamacadda Prof.Kamal Mohamed Cubeyd oo ah Shakhsi in muda ka shaqeynayay […]

Read More

Wakaalada wararka uqaabilsan Dowlada Suudaan ee loo soo gaabiyo “Soona” ayaa baahisay Heshiisyada Gudoomiyaha Jaamacadda lagalayo Jaamacadaha waaweyn ee Dalka Suudaan.

جامعة السودان العالمية توقع مذكرتي تفاهم مع جامعتين صوماليتين https://www.sudaress.com/suna/1715763 Wakaalada wararka uqaabilsan Dowlada Suudaan ee loo soo gaabiyo “Soona” ayaa baahisay Heshiisyada Gudoomiyaha Jaamacadda lagalayo Jaamacadaha waaweyn ee Dalka Suudaan.

Read More