Kulankii Ducada ee Allahana Unaxariistee Ustd Xasan Tahliil oo Kulmiyay Bahda waxbarashada Dalka. Waxaana loo aqriyay oo loo hadiyeeyay 30 Khatmo oo Qur’aan ah iyo 10,000 oo Fidow ah. Allaha u aqbalo uguna Naxariisto Ustaadkeeni.
Read MoreXafladda Abaalmarinta Guuleestayaasha Barnaamijkii Dareerinta Kahtmooyinka Qur’aanka kariimka ah ee 114 Xuffaad ku tar tamayeen.
Read MoreKulliyadda Daraasaatka sare waxey idinku soo dhaweyneysaa Gacma Furan. Isqorista Waa socotaa .
Read MoreHambalyo Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed meel kasta oo aad Dalka ka Joogtaan.
Read MoreSHAACIN RASMIYA Waxaan ri rasmi ah ugu wargalineynaa Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Ardayda Kasoo Qalin jabineysa Dugsiyada iyo Macaahida Dalka in Jaamacadda ay qaadaneyso Arday Cusub oo ay furantahay Diiwaangalinta Sanad waxbarasheedka 2023-2024. Sidoo kale waxaan Guul urajeyneynaa Ardayda Soomaaliyeed guud ahaan ee Maanta Filanaayo Natiijooyinkooda Imtixaanka Qaranka
Read Morewaxaa so idlaaday tartanki kubadda cagta ee u dhaxeyey kulyada jaamacadda kaaso sanadki mar la qabto aya sanadkan waxaa koobka qaaday kulyadda computer science waxaan kulanka gabagabada ah ka so qayb galay maamulka sare ee jaamacadda oo ugu horreeyo Gudomiyaha jaamacadda Dr Abdulkadir Sheikh isago goobta ku gudoonsiyey koobka ay ku guulesteen
Read MoreWafdi kasocday Markazka Caalamiga ah ee Aldacwa Al islaamiyah iyo Golaha Sare ee Culumada Soomaaliyeed ayaa soo booqday Maanta Xarunta 1-aad ee Jaamacadda -Siigaale, ayada oo halkaas ay kusoo dhaweeyeen Masuuliyiinta Jaamacadda oo uu horkacayo Gudoomiyaha.
Read MoreWafdi ow hogaaminaayay Wakiilka Jaamacadda ee Gobalada Puntlan oo gaaray Deegaanka Galxamur ayaa halkaa ugu soo xiray Arday Tababar ay qaadanayeen mudo laba bilood ah kaas oo ku saabsanaa Culuumta Qur’aanka. Gaba Gabadi Munaasabada, Kulliyada Culuumta Qur’aanka ee Jaamacadda iyo Daldda Khaadim Al-Qur’aan ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Ardada.
Read MoreQeybaha Ardayda ee IT iyo C.S oo Practical ku qaadanaya Labka Shirkada isgaardiinta ee Somtel Somalia taas oo qeyb ah Fulinta heshiiskii ay kal hore wada gareen Masuuliyiinta labada dhinac. Habsami usocodka howshaas ayaa waxaa kormeeray Qaar kamid ah Maamulka Jaamacadda
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya Alcaalamiyah Prof.Hanud Abya Kaduf ayaa qado sharaf Sagootin ah usameeyay Gudoomiyaha Jaanacadda oo soo gaba gabeeyay howlo Shaqo uu ujoogay wadanka Suudaan Asbuucyadii lasoo dhaafay. Munaasabada Qadada ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin kasocotay Jaamacadda Umul Quraa ee Wadanka Sacuudi Carabiya. Ugu Danbeen Gudoomiyah ayaa uga Mahad celiyay Prof.Hanud Sagootinta qiimaha badan […]
Read More