Wafdi kasocday Markazka Caalamiga ah ee Aldacwa Al islaamiyah iyo Golaha Sare ee Culumada Soomaaliyeed

Wafdi kasocday Markazka Caalamiga ah ee Aldacwa Al islaamiyah iyo Golaha Sare ee Culumada Soomaaliyeed ayaa soo booqday Maanta Xarunta 1-aad ee Jaamacadda -Siigaale, ayada oo halkaas ay kusoo dhaweeyeen Masuuliyiinta Jaamacadda oo uu horkacayo Gudoomiyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *