Kulankii Ducada ee Allahana Unaxariistee Ustd Xasan Tahliil

Kulankii Ducada ee Allahana Unaxariistee Ustd Xasan Tahliil oo Kulmiyay Bahda waxbarashada Dalka.
Waxaana loo aqriyay oo loo hadiyeeyay 30 Khatmo oo Qur’aan ah iyo 10,000 oo Fidow ah.
Allaha u aqbalo uguna Naxariisto Ustaadkeeni.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *