Author: mainadmin

Bilaabashada Diiwagalinta Sanad Dugsiyeyd 2023-2024

SHAACIN RASMIYA Waxaan ri rasmi ah ugu wargalineynaa Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Ardayda Kasoo Qalin jabineysa Dugsiyada iyo Macaahida Dalka in Jaamacadda ay qaadaneyso Arday Cusub oo ay furantahay Diiwaangalinta Sanad waxbarasheedka 2023-2024. Sidoo kale waxaan Guul urajeyneynaa Ardayda Soomaaliyeed guud ahaan ee Maanta Filanaayo Natiijooyinkooda Imtixaanka Qaranka

Read More

Gaba gabadii koobka kubada Cagta kulliyadaha Jaamacadda oo Sanadkaan ay Qaadeen C.S Sem 6

waxaa so idlaaday  tartanki kubadda cagta ee u dhaxeyey kulyada jaamacadda kaaso sanadki mar la qabto aya sanadkan waxaa koobka qaaday kulyadda computer science waxaan kulanka gabagabada ah ka so qayb galay maamulka sare ee jaamacadda oo ugu horreeyo Gudomiyaha jaamacadda Dr Abdulkadir Sheikh isago goobta ku gudoonsiyey koobka ay ku guulesteen

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya Alcaalamiyah Prof.Hanud Abya Kaduf ayaa qado sharaf Sagootin ah usameeyay Gudoomiyaha Jaanacadda oo soo gaba gabeeyay howlo Shaqo uu ujoogay wadanka Suudaan Asbuucyadii lasoo dhaafay.

Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya Alcaalamiyah Prof.Hanud Abya Kaduf ayaa qado sharaf Sagootin ah usameeyay Gudoomiyaha Jaanacadda oo soo gaba gabeeyay howlo Shaqo uu ujoogay wadanka Suudaan Asbuucyadii lasoo dhaafay. Munaasabada Qadada ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin kasocotay Jaamacadda Umul Quraa ee Wadanka Sacuudi Carabiya. Ugu Danbeen Gudoomiyah ayaa uga Mahad celiyay Prof.Hanud Sagootinta qiimaha badan […]

Read More