wakiilka Jaamacadda Gobolada Puntland oo Gaaray Deeganka Galxamur

Wafdi ow hogaaminaayay Wakiilka Jaamacadda ee Gobalada Puntlan oo gaaray Deegaanka Galxamur ayaa halkaa ugu soo xiray Arday Tababar ay qaadanayeen mudo laba bilood ah kaas oo ku saabsanaa Culuumta Qur’aanka. Gaba Gabadi Munaasabada, Kulliyada Culuumta Qur’aanka ee Jaamacadda iyo Daldda Khaadim Al-Qur’aan ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Ardada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *