Heshiis iskaashi oo ay kala saxiixdeen Jaamacadda iyo iyo Machadka Islaamiga ee Tarjamadda oo hoos taga Ururka Iskaashiga Islaamka

Heshiis iskaashi oo ay kala saxiixdeen Jaamacadda iyo iyo Machadka Islaamiga ee Tarjamadda oo hoos taga Ururka Iskaashiga Islaamka, taas oo si gaar ah uga faaideysan doonaan Ardayda Kuliyadda Luqadaha iyo Tarjumaada, ayada oo Machadka ugu deeqay Jaamacadda Tiro Deeq waxbarasho heerka Post Gratuate ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *