Waxaan halkaan Hambalyo Diiran uga diraynaa Ustd Ahmed Arab Mohamed oo maanta difaacday Buugiisa Darajada Master Degree Takasuska Istiraatiijiyadda iyo Amniga Qaranka asiga ka qaatay Akaadeemiyada Sare ee Daraasaadka Istaatiijiga iyo Amniga ee wadanka Suudaan.

Hambalyo iyo Bogaadin

Ahmed ayaa kamid ahaa ardaydii ka Qalin badalatay Jaamacadda kal hore oo ay udirtay Deeq waxbarasho Dibada ah.
Waxaana kawada Qayb galay Niqaashkaa Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail oo maal mahaanba ku sugnaa Suudaan iyo Gudoomiyaha Akaadeemiyadda Dr.Fariiq Abdirahman Mohamed Ahmed Kafiil

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *