Author: mainadmin

Gudoomiyaha Jaamacadda oo wili sii wada Booqadhooyinkiisa Jaamacadda iyo Xarumaha Diiniga ah ee Suudaan ayaa Maanta Booqday Muftiga Suudaan Dr.Shiikh Abdirahman Hassan Ahmed Hamid iyo Xarunta ugu weyn Suudaan ee Xifdiska Qur’aanka Kariimka ee Umud Dow Baan

Gudoomiyaha Jaamacadda oo wili sii wada Booqadhooyinkiisa Jaamacadda iyo Xarumaha Diiniga ah ee Suudaan ayaa Maanta Booqday Muftiga Suudaan Dr.Shiikh Abdirahman Hassan Ahmed Hamid iyo Xarunta ugu weyn Suudaan ee Xifdiska Qur’aanka Kariimka ee Umud Dow Baan taas oo shaqaynaysa inku dhaw laba Qarni, Taas oo uu Madax ka yahay Prof.Shiikh Dhayyib Aljiid oo horay […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo Shaqo ujoogay Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan ayaa maanta Khudbada Jumcaha ka jeediyay Majmaca weyn ee Nuurul Islaam

Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo Shaqo ujoogay Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan ayaa maanta Khudbada Jumcaha ka jeediyay Majmaca weyn ee Nuurul Islaam oo ay ku dukadaan kumanaan dadweyna ah ka gadaal soo jeedin uga imaaday Madaxda Majmaca, asiga oo noqonaya Gudoomiyaha qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee halkaa Ka Jeediya Khudbad. […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah

Gudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah ahna xiligaan Madaxa Midowga Jaamacadaha Islaamiga ee afrika,Xubina ka ah Golaha Sare ee Jaamacadda Prof.Kamal Mohamed Cubeyd oo ah Shakhsi in muda ka shaqeynayay […]

Read More

Wakaalada wararka uqaabilsan Dowlada Suudaan ee loo soo gaabiyo “Soona” ayaa baahisay Heshiisyada Gudoomiyaha Jaamacadda lagalayo Jaamacadaha waaweyn ee Dalka Suudaan.

جامعة السودان العالمية توقع مذكرتي تفاهم مع جامعتين صوماليتين https://www.sudaress.com/suna/1715763 Wakaalada wararka uqaabilsan Dowlada Suudaan ee loo soo gaabiyo “Soona” ayaa baahisay Heshiisyada Gudoomiyaha Jaamacadda lagalayo Jaamacadaha waaweyn ee Dalka Suudaan.

Read More

Madaxa Xafiiska Bariga afrika ee Midowga Jaamacadaha Africa Drs.Faaiza Osman ayaa kusoo dhaweysay Xafiiskeeda isla markaana Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Gudoomiyaha Jaaamacadda

Madaxa Xafiiska Bariga afrika ee Midowga Jaamacadaha Africa Drs.Faaiza Osman ayaa kusoo dhaweysay Xafiiskeeda isla markaana Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Gudoomiyaha Jaaamacadda taas oo ay ugarteen kaalintiisa ku aadan isku xirka Xafiiska Bariga Afrika iyo Jaamacadaha Soomaaliya.

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa Heshiis iskaashi Cilmiyadeed lasaxiixday Gudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Al Caalamiyyah Proff.Bakri Osman Siciid ahna Murashax utaagan Xilka Gudoonka Midowga Jaamacadaha Afrika.

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa Heshiis iskaashi Cilmiyadeed lasaxiixday Gudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Al Caalamiyyah Proff.Bakri Osman Siciid ahna Murashax utaagan Xilka Gudoonka Midowga Jaamacadaha Afrika. Gudoomiyaha ayaa salaan iyo Taageero ow ka waday Jaamacadaha Soomaaliyeed gaarsiiyay dhigiisa, asiga oo urajreyay guul. Dhinaca kale Proff.Bakri ayaa ka mhad celiyay Taageerada iyo garab istaaga ay umuujiyeen […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa heshiis gaar ah oo quseeya waxbarashada heerka Post Gratuate kula saxiixday Jaamacadda Ifriiqiya alcaalamiyyaha magaalada Khartoum ee wadanka Suudaan.

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa heshiis gaar ah oo quseeya waxbarashada heerka Post Gratuate kula saxiixday Jaamacadda Ifriiqiya alcaalamiyyaha magaalada Khartoum ee wadanka Suudaan. Heshiiskaan ayaa dhigaya in ISHU ay ku marti galiso Jaamacadda Ifriiqiya ee dalaka Suudan wadanka Soomaaliya si ay wadajir ugu bixiyaan heerarka Master degree & PhD.

Read More