Author: mainadmin

Wafadi kasocday jaamacadda ifriiqiya alcaalamiyyah oo uu hogaaminaayay G.K.X jaamacaddaas ee waxbarashada iyo dhaqanka ayaa soo booqaday xarunta ween jaamacadda

Wafadi kasocday jaamacadda ifriiqiya alcaalamiyyah oo uu hogaaminaayay G.K.X jaamacaddaas ee waxbarashada iyo dhaqanka ayaa soo booqaday xarunta ween jaamacadda iyagoo indha indheeyay qaybaha kala duwan oo ay ka koobantahay xarunta 1aad. Sidoo kale masuuliyiinta jaamacadda ISHU ayaa Wafdiga soo tusiyay dhul jaamacaddu kuleedahay degmada dayniile oo la rajaynayo in dhawaan dhisme lagu bilaabo inshaa […]

Read More

Heshiis iskaashi oo ay kala sixiixdeen Jaamacadda Imaam Shaafici iyo Akeedimiyadda sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo Amniga ee dalka Suudaan.

Heshiis iskaashi oo ay kala sixiixdeen Jaamacadda Imaam Shaafici iyo Akeedimiyadda sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo Amniga ee dalka Suudaan oo ah akeemiyad Caan ka ah wadamada carabta dhaxdooda iyo caalamkaba loogna yimaado wax barashadeeda wadamadaas badankood. Alx Guul Bahda ISHU iyo dhammaan bulshada soomaaliyeed.

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa magaalada Khartoum ee caasimada wadanka Suudaan kula kulmay Xoghayaha Guud ee Munadamada Waafidiinta

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa magaalada Khartoum ee caasimada wadanka Suudaan kula kulmay Xoghayaha Guud ee Munadamada Waafidiinta oo ah Munadamada ama hayada ugu ween ee Daryeel iyo jiif siisa ardayda Ajaaniibta ah ee wax ka barata wadanka suudaan waxayna gacanta ku haysaa oo in kabadab 50 kun oo araday oo ka kala socda inkabadan 80 wadan. […]

Read More

Dowro/Tababar ay u qabatay Akaadeemiyada sare ee Daraasaadka Istiraatiga iyo Amniga ardaydii kasoo qalin Badalatay Jaamacadda ee Suudaan Masterka ka diyaariniya.

Alx waxaa maalintii Khamiista lagu soo gaba gabeeyay magaalada khartoum Dowro/Tababar aad uheer sareeya oo cinwaankiisu yahay”Dhisida awoodaha Istiraatiijiyada iyo amniga”. waxaana qabtay dowrada Akaadeemiyada sare ee Daraasaadka Istiraatiga iyo Amniga ka dib Dalab uga yimaaday Jaamacadda Al-Imaam Al-Shaafici, iyada oo ay kafaaideesteen ardaydii kasoo qalin jabisay Jaamacadda ee Suudaan Masterka Minxada ka helay’ Madaxda […]

Read More

Hambalyada Jaamacadda ee gudoomiyaheeda oo Gaaray Darajada PhD

Maamulka Jaamacadda,ardayda iyo dhammaan howl wadeenadeeda waxay Hambalyo kal iyo laab leh udirayaan Gudoomiyaha Jaamacadda Dr. Abdulkadir Sheikh Ismail oo niqaashay ama difaacday buugiisa daradjada 3 aad ee wax barashada PhD wadanka Suudaan waxa owna wax ka qoray Drka(Xulashada maamulka iyo shaqaalaha shirkadaha qaabka loo xusho shaqaale howl kar ah iyo saameenta ay ku yeelanayaan […]

Read More