Wafadi kasocday jaamacadda ifriiqiya alcaalamiyyah oo uu hogaaminaayay G.K.X jaamacaddaas ee waxbarashada iyo dhaqanka ayaa soo booqaday xarunta ween jaamacadda

Wafadi kasocday jaamacadda ifriiqiya alcaalamiyyah oo uu hogaaminaayay G.K.X jaamacaddaas ee waxbarashada iyo dhaqanka ayaa soo booqaday xarunta ween jaamacadda iyagoo indha indheeyay qaybaha kala duwan oo ay ka koobantahay xarunta 1aad. Sidoo kale masuuliyiinta jaamacadda ISHU ayaa Wafdiga soo tusiyay dhul jaamacaddu kuleedahay degmada dayniile oo la rajaynayo in dhawaan dhisme lagu bilaabo inshaa allaah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *