Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa magaalada Khartoum ee caasimada wadanka Suudaan kula kulmay Xoghayaha Guud ee Munadamada Waafidiinta

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa magaalada Khartoum ee caasimada wadanka Suudaan kula kulmay Xoghayaha Guud ee Munadamada Waafidiinta oo ah Munadamada ama hayada ugu ween ee Daryeel iyo jiif siisa ardayda Ajaaniibta ah ee wax ka barata wadanka suudaan waxayna gacanta ku haysaa oo in kabadab 50 kun oo araday oo ka kala socda inkabadan 80 wadan.
waxaa owna gudoomuyaha kala hadlay munadamadda Sidii ay daryeel heersare ah ugu sameen laheed ardayda soomaaliyeed Guud ahaan gaar ahaan ardayda ka socota ISHU ee Suudaan waxbarashada U imaanaysa.
Ugu danbeentiina waxaa leesku afgartay in heshiis arimahaas ku saabsan maal maha soo socda kala saxiixdaan labada Dhinac.
Guul iyo Horumar Joogta ah Inshaa allaah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *