Hambalyada Jaamacadda ee gudoomiyaheeda oo Gaaray Darajada PhD


Maamulka Jaamacadda,ardayda iyo dhammaan howl wadeenadeeda waxay Hambalyo kal iyo laab leh udirayaan Gudoomiyaha Jaamacadda Dr. Abdulkadir Sheikh Ismail oo niqaashay ama difaacday buugiisa daradjada 3 aad ee wax barashada PhD wadanka Suudaan waxa owna wax ka qoray Drka(Xulashada maamulka iyo shaqaalaha shirkadaha qaabka loo xusho shaqaale howl kar ah iyo saameenta ay ku yeelanayaan shirakada horu ukeceeda maamul).
Waxaana urajaynaynaa in uu ku anfaco cilmigiisa umada muslimiinta dhammaan gaar ahaan umadda Soomaaliyeed.
Guul Guul Guul

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *