Author: mainadmin

Gudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah

Gudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah ahna xiligaan Madaxa Midowga Jaamacadaha Islaamiga ee afrika,Xubina ka ah Golaha Sare ee Jaamacadda Prof.Kamal Mohamed Cubeyd oo ah Shakhsi in muda ka shaqeynayay […]

Read More

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna soo dhawaynayay Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya ee wadanka Suudaan iyo wafdigiisa Isla markaana lagu xarig jarayay Kuliyada Cusub ee Warbaahinta

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna soo dhawaynayay Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya ee wadanka Suudaan iyo wafdigiisa Isla markaana lagu xarig jarayay Kuliyada Cusub ee Warbaahinta oo ay iska kaashan doonaan labada Jaamacadood howl galideeda ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Jaamacadda, waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin kala duwan oo lagu Cazuumay iyo madaxda […]

Read More

Masuuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Golaha Sare Ee Jaamacadda iyo Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa si wada jir ah ugu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya Al Caalamiyyah

Masuuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Golaha Sare Ee Jaamacadda iyo Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa si wada jir ah ugu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya Al Caalamiyyah ee wadanka Suudaan iyo wafdi uu hogaaminaayay

Read More

Sidii Caadada u aheed Jaamacadda Al-Imaam Al-Shaafici ee soo bandhigida ardayda kaalamaha bore ka gala kuliyadahooda Simistar walba waxaan markaana soo bandhigaynaa Ardaydii kaalinta 1aad galay Simistarkii 2aad ee sanad waxbarashadeeda 2018 – 2019.

Sidii Caadada u aheed Jaamacadda Al-Imaam Al-Shaafici ee soo bandhigida ardayda kaalamaha bore ka gala kuliyadahooda Simistar walba waxaan markaana soo bandhigaynaa Ardaydii kaalinta 1aad galay Simistarkii 2aad ee sanad waxbarashadeeda 2018 – 2019. Hambalyo Dhammaantiin aradaydeena Sharafta leh

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda oo magaalada qaahira uga qayb galaya shirka madaxda jaamacadha afrika ayaa kulan iswaraysi ah kula qaatay halkaas qaar kamid ah madaxda Jaamacadaha Ugu waaween Wadanka Sudaan

Gudoomiyaha Jaamacadda oo magaalada qaahira uga qayb galaya shirka madaxda jaamacadha afrika ayaa kulan iswaraysi ah kula qaatay halkaas qaar kamid ah madaxda Jaamacadaha Ugu waaween Wadanka Sudaan oo kasoo qayb galay shirka sida:- 1.Gudoomiyaha Jàamacatul Quraanul kariim wal Culuum Al Islaamiyah 2.Gudoomiyaha Jaamacadda Khartoum 3.Gudoomiyaha Jaamacadda Umu Durmaan Al Islaamiyyah. 4.Gudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Alcaalamiyyah […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda oo Magaalada Qaahira ee wadanka masar uga qayb galaya Shirka Caalamiga ah 20 aad ee Madaxda Jaamacadaha Afrika

Gudoomiyaha Jaamacadda oo Magaalada Qaahira ee wadanka masar uga qayb galaya Shirka Caalamiga ah 20 aad ee Madaxda Jaamacadaha Afrika ka dib Marti qaad rasmi ah oo uu ka helay Midowga Jaamacadha afrika iyo Jaamacadda Al-Azhar ayadoo ay wehliyaan qaar kamid ah Madaxda Jaamacaha Soomaliya. Guul Bahada ISHU Dhammaan.

Read More

waa gaba gabada Ciyaartii waayahaanba Udhaxaysay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda

waa gaba gabada Ciyaartii waayahaanba Udhaxaysay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Waxaana shalay oo Finalka aheed ciyaar xiiso iyo xamaasad badan dhax martay Kuliyadaha Qiraa aat iyo Dhaqaalaha&Culuumta Maamulka ayada oo Guushu Raacday kuliyada Dhaqaalaha oo 5 & 2 Ku badisay. Sidoo kale waxaa abaal marin la gudoonsiiyay Ciyaar yahanki ugu gool dhalinta badnaa inti […]

Read More