Gudoomiyaha Jaamacadda oo magaalada qaahira uga qayb galaya shirka madaxda jaamacadha afrika ayaa kulan iswaraysi ah kula qaatay halkaas qaar kamid ah madaxda Jaamacadaha Ugu waaween Wadanka Sudaan

Gudoomiyaha Jaamacadda oo magaalada qaahira uga qayb galaya shirka madaxda jaamacadha afrika ayaa kulan iswaraysi ah kula qaatay halkaas qaar kamid ah madaxda Jaamacadaha Ugu waaween Wadanka Sudaan oo kasoo qayb galay shirka sida:-
1.Gudoomiyaha Jàamacatul Quraanul kariim wal Culuum Al Islaamiyah
2.Gudoomiyaha Jaamacadda Khartoum
3.Gudoomiyaha Jaamacadda Umu Durmaan Al Islaamiyyah.
4.Gudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Alcaalamiyyah ahana Gudoomiye ku xigeenka ururka Midowga Jaamacadaha Afrika
waxayna iska wareesteen sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo wada shaqeenta Jaamacadda kala dhaxayso Jaamacadahaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *