Author: mainadmin

Gudoomiyaha Jaamacadda Khartoum Prof.Fadwa A.Taha ayaa maanta Xafiiskeeda Kusoo dhaweysay Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaga oo kawada hadlay Xoojinta Xiriirka Laba Jaamacadood oo kal hore ka dhaxeysay Heshiis Iskaashi.

Gudoomiyaha Jaamacadda Khartoum Prof.Fadwa A.Taha ayaa maanta Xafiiskeeda Kusoo dhaweysay Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaga oo kawada hadlay Xoojinta Xiriirka Laba Jaamacadood oo kal hore ka dhaxeysay Heshiis Iskaashi.

Read More

Naadiga qalinjabiyaasha Jaamacadda ee Suudaan ayaa Munaasabado Sagootin ah uqabtay Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo shaqo ujoogay Wadanka Suudaan.

Naadiga qalinjabiyaasha Jaamacadda ee Suudaan ayaa Munaasabado Sagootin ah uqabtay Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo shaqo ujoogay Wadanka Suudaan. Munaasabaddahaa kala gadisnaa ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin ka kala socotay Jaamacadaha Suudaan, Culumaa’udiin, Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan, Qaar kamid ah Rawaabida iyo Jamciyaadka ka dhisan qaarkood.

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail iyo Maamulaha guud Akadeemiyadda Sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo amniga ee Dalka Suudan Alfariiq Dr.Abdirahman Mohamed Ahmed Kafiil ayaa si wadajir Usaxiixay maanta Cusbooneysiinta heshiis iskaashi oo kal hore ka dhaxeeyay labada dhinac.

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail iyo Maamulaha guud Akadeemiyadda Sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo amniga ee Dalka Suudan Alfariiq Dr.Abdirahman Mohamed Ahmed Kafiil ayaa si wadajir Usaxiixay maanta Cusbooneysiinta heshiis iskaashi oo kal hore ka dhaxeeyay labada dhinac. Akadeemiyada ayaa waxaa hada ka qalin jabinaaya Dufcadii koowaad ee Arday Jaamacaddu horay ugu soo dirtay ayada […]

Read More

Dalxiis Lagu Weyneynay Maal maha Xuriyadda Soomaaliya oo ay soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayna ka qayb galeen Maamulka Jaamacadda qaybihiisa oo uu ugu horeeyo kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka ayaa Lagu qabtay Deegaan Dalxiiska Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

Dalxiis Lagu Weyneynay Maal maha Xuriyadda Soomaaliya oo ay soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayna ka qayb galeen Maamulka Jaamacadda qaybihiisa oo uu ugu horeeyo kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka ayaa Lagu qabtay Deegaan Dalxiiska Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir Barnaamijkaa Dalxiiska oo iskugu jiray Qaybo kala duwan oo mid kasta Watay Xiisahiisa ayaa kusoo […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa ka qayb galay Xowliyada 52 ee Shiikh Sayid Ali Miiragni oo kamid ahaa Culimada ugu waaweyn Suudaan isla markaana qayb weyn ka qaatay Ka xureenta Suudaan Gumeystihii Ingiriiska.

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa ka qayb galay Xowliyada 52 ee Shiikh Sayid Ali Miiragni oo kamid ahaa Culimada ugu waaweyn Suudaan isla markaana qayb weyn ka qaatay Ka xureenta Suudaan Gumeystihii Ingiriiska. Madaxda Hay’adda Khatmiyada ayaa ugu hambalyeeyay Gudoomiyaha Munaasabadda maalmaha Xuriyadda oo ay udabaal dagayeen maal mahaan Bulshada Soomaaliyeed. Sidoo kale Gudoomuyaha ayaa Xafiiskooda kula […]

Read More

Madaxa Guud ee Qabuulka iyo Tacdiilinta Shahaadaadka ee Wazaaraada Waxbarashada sare ee Suudaan Dr.Ali Alshiikh ayaa Xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Gudoomuyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaga oo kawada hadlay wada Shaqeenta Jaamacadaha Soomaaliyeed i

Madaxa Guud ee Qabuulka iyo Tacdiilinta Shahaadaadka ee Wazaaraada Waxbarashada sare ee Suudaan Dr.Ali Alshiikh ayaa Xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Gudoomuyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaga oo kawada hadlay wada Shaqeenta Jaamacadaha Soomaaliyeed iyo Idaarada Qabuulka iyo Shahaadooyinka Suudaan gaar ahaan Jaamacadda Imaamu Shaafici oo dhawaan bilaabi doonta Waxbarashada Master & P.h.D Dr.Ali ayaa gudoonsiiyay Gudoomiyaha […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa ayaa la kulmay dhigiisa Jaamacatul Qur’aanul kariim wal Culuumul Islaamiyyah Proff.Omar Alsayid aldhayib oo ay dhigtaan qaarna ka qalin jabiyeen Ardayda Jaamacadda ee diyaarinaya waxbarashada sare. Masuuliyiinta ayaa kawada hadlay Sii xoojinta Xariirka waxtarka leh ee ka dhaxeeya laba Jaamacadood.

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa la kulmay Gudoomiyaha Majmacal Fiqhi Al Islaami ee dalka Suudaan oo ah Hay’ada ugu sareysa arimaha Diinta ugu xilsaaran Dowlada Suudaan Prof.Adil Hassan Omar

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa la kulmay Gudoomiyaha Majmacal Fiqhi Al Islaami ee dalka Suudaan oo ah Hay’ada ugu sareysa arimaha Diinta ugu xilsaaran Dowlada Suudaan Prof.Adil Hassan Omar ayaga oo kwada hadlay Iskaashiga labada dhinac iyo sidii Taba baro Xirfadooda kor loo qaadayo loo siin Lahaa ardayda Kuliyadaha Culuumta Sharciga ee Jaamacadda iyo Soomaalida waxkabarata Suudaan […]

Read More

Waxaan halkaan Hambalyo Diiran uga diraynaa Ustd Ahmed Arab Mohamed oo maanta difaacday Buugiisa Darajada Master Degree Takasuska Istiraatiijiyadda iyo Amniga Qaranka asiga ka qaatay Akaadeemiyada Sare ee Daraasaadka Istaatiijiga iyo Amniga ee wadanka Suudaan.

Hambalyo iyo Bogaadin Waxaan halkaan Hambalyo Diiran uga diraynaa Ustd Ahmed Arab Mohamed oo maanta difaacday Buugiisa Darajada Master Degree Takasuska Istiraatiijiyadda iyo Amniga Qaranka asiga ka qaatay Akaadeemiyada Sare ee Daraasaadka Istaatiijiga iyo Amniga ee wadanka Suudaan. Ahmed ayaa kamid ahaa ardaydii ka Qalin badalatay Jaamacadda kal hore oo ay udirtay Deeq waxbarasho Dibada […]

Read More