Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail iyo Maamulaha guud Akadeemiyadda Sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo amniga ee Dalka Suudan Alfariiq Dr.Abdirahman Mohamed Ahmed Kafiil ayaa si wadajir Usaxiixay maanta Cusbooneysiinta heshiis iskaashi oo kal hore ka dhaxeeyay labada dhinac.

Akadeemiyada ayaa waxaa hada ka qalin jabinaaya Dufcadii koowaad ee Arday Jaamacaddu horay ugu soo dirtay ayada oo Gudoomiyaha uga mahad celiyay Mudiirka Garab istaagooda Xoogan ee Jaamacadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *