Madaxa Guud ee Qabuulka iyo Tacdiilinta Shahaadaadka ee Wazaaraada Waxbarashada sare ee Suudaan Dr.Ali Alshiikh ayaa Xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Gudoomuyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaga oo kawada hadlay wada Shaqeenta Jaamacadaha Soomaaliyeed i

Madaxa Guud ee Qabuulka iyo Tacdiilinta Shahaadaadka ee Wazaaraada Waxbarashada sare ee Suudaan Dr.Ali Alshiikh ayaa Xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Gudoomuyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaga oo kawada hadlay wada Shaqeenta Jaamacadaha Soomaaliyeed iyo Idaarada Qabuulka iyo Shahaadooyinka Suudaan gaar ahaan Jaamacadda Imaamu Shaafici oo dhawaan bilaabi doonta Waxbarashada Master & P.h.D
Dr.Ali ayaa gudoonsiiyay Gudoomiyaha Xeerka waxbarashada sare ee Wazaaradda asiga oo ubalan qaaday Ufududeynta ardayda Soomaaliyeed howlaha laxariira aqbalaada iyo Towthiiqinta Shahaadooyinkooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *