Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa ka qayb galay Xowliyada 52 ee Shiikh Sayid Ali Miiragni oo kamid ahaa Culimada ugu waaweyn Suudaan isla markaana qayb weyn ka qaatay Ka xureenta Suudaan Gumeystihii Ingiriiska.

Madaxda Hay’adda Khatmiyada ayaa ugu hambalyeeyay Gudoomiyaha Munaasabadda maalmaha Xuriyadda oo ay udabaal dagayeen maal mahaan Bulshada Soomaaliyeed.
Sidoo kale Gudoomuyaha ayaa Xafiiskooda kula kulmay Majmaca Suufi Alcaam oo kamid ah Hayadaha xoogan ee Arimaha Diinta Ka shaqeeya wadanka Suudaan ayaga oo ku balamay wada shaqeyn.
Ugu danbeen Guudoomiyha ayaa la kulmay Gudoomiyaha Jaamacadda ifriiqiya Prof.Hanud Abyaa Kaduf asiga oo gaarsiiyay Cazuumaad in uu soo booqdo Soomaaliya taas oo uu aqbalay Profka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *