Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa la kulmay Gudoomiyaha Majmacal Fiqhi Al Islaami ee dalka Suudaan oo ah Hay’ada ugu sareysa arimaha Diinta ugu xilsaaran Dowlada Suudaan Prof.Adil Hassan Omar

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa la kulmay Gudoomiyaha Majmacal Fiqhi Al Islaami ee dalka Suudaan oo ah Hay’ada ugu sareysa arimaha Diinta ugu xilsaaran Dowlada Suudaan Prof.Adil Hassan Omar ayaga oo kwada hadlay Iskaashiga labada dhinac iyo sidii Taba baro Xirfadooda kor loo qaadayo loo siin Lahaa ardayda Kuliyadaha Culuumta Sharciga ee Jaamacadda iyo Soomaalida waxkabarata Suudaan intaba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *