Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa ayaa la kulmay dhigiisa Jaamacatul Qur’aanul kariim wal Culuumul Islaamiyyah Proff.Omar Alsayid aldhayib oo ay dhigtaan qaarna ka qalin jabiyeen Ardayda Jaamacadda ee diyaarinaya waxbarashada sare.
Masuuliyiinta ayaa kawada hadlay Sii xoojinta Xariirka waxtarka leh ee ka dhaxeeya laba Jaamacadood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *