Naadiga qalinjabiyaasha Jaamacadda ee Suudaan ayaa Munaasabado Sagootin ah uqabtay Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo shaqo ujoogay Wadanka Suudaan.

Naadiga qalinjabiyaasha Jaamacadda ee Suudaan ayaa Munaasabado Sagootin ah uqabtay Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo shaqo ujoogay Wadanka Suudaan.
Munaasabaddahaa kala gadisnaa ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin ka kala socotay Jaamacadaha Suudaan, Culumaa’udiin, Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan, Qaar kamid ah Rawaabida iyo Jamciyaadka ka dhisan qaarkood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *