Dalxiis Lagu Weyneynay Maal maha Xuriyadda Soomaaliya oo ay soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayna ka qayb galeen Maamulka Jaamacadda qaybihiisa oo uu ugu horeeyo kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka ayaa Lagu qabtay Deegaan Dalxiiska Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

Barnaamijkaa Dalxiiska oo iskugu jiray Qaybo kala duwan oo mid kasta Watay Xiisahiisa ayaa kusoo dhamaaday Si farxad iyo Guul ah ayada oo ay nalaga soo qayb galeen Maamulka Degmada iyo Senetor Dhagdheer oo katirsan aqalka saree Ee Dowlada dhexe
Waxaan sigaar ah ugu Umahad celinaynaa Maamulka Degmada Dayniile oo ugu Horeeyo Gudoomiyaha Degmada Mudane Jacfar Kuxigeenkiisa, iyo Bulshada ku dhaqan Degmada oo si wanaagsan usoo Dhaweeyay bahda ISHU ee Udalxiis tagtay Dagmadooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *