Gudoomiyaha Jaamacadda oo Magaalada Qaahira ee wadanka masar uga qayb galaya Shirka Caalamiga ah 20 aad ee Madaxda Jaamacadaha Afrika

Gudoomiyaha Jaamacadda oo Magaalada Qaahira ee wadanka masar uga qayb galaya Shirka Caalamiga ah 20 aad ee Madaxda Jaamacadaha Afrika ka dib Marti qaad rasmi ah oo uu ka helay Midowga Jaamacadha afrika iyo Jaamacadda Al-Azhar ayadoo ay wehliyaan qaar kamid ah Madaxda Jaamacaha Soomaliya.
Guul Bahada ISHU Dhammaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *