waa gaba gabada Ciyaartii waayahaanba Udhaxaysay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda

waa gaba gabada Ciyaartii waayahaanba Udhaxaysay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Waxaana shalay oo Finalka aheed ciyaar xiiso iyo xamaasad badan dhax martay Kuliyadaha Qiraa aat iyo Dhaqaalaha&Culuumta Maamulka ayada oo Guushu Raacday kuliyada Dhaqaalaha oo 5 & 2 Ku badisay.
Sidoo kale waxaa abaal marin la gudoonsiiyay Ciyaar yahanki ugu gool dhalinta badnaa inti ciyaaruhu socdeen oo uu noqday Cabdi Jamaal.
Waxaana kasoo qayb galay ciyaarta Maamulka iyo Madaxda Jaamacadda.
Hambalyo Dhammaan Ardaydeena Sharafta leh oo muujiyay Ciyaar wanaag iyo Xirfad Banooni oo heer saraysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *