Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo Shaqo ujoogay Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan ayaa maanta Khudbada Jumcaha ka jeediyay Majmaca weyn ee Nuurul Islaam

Gudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo Shaqo ujoogay Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan ayaa maanta Khudbada Jumcaha ka jeediyay Majmaca weyn ee Nuurul Islaam oo ay ku dukadaan kumanaan dadweyna ah ka gadaal soo jeedin uga imaaday Madaxda Majmaca, asiga oo noqonaya Gudoomiyaha qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee halkaa Ka Jeediya Khudbad.
Waxaana Goob joog ahaa khudbada oo usoo dukaday Mujammaca Safiirka Soomaaliya Ufadhiya Suudan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *