Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa Heshiis iskaashi Cilmiyadeed lasaxiixday Gudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Al Caalamiyyah Proff.Bakri Osman Siciid ahna Murashax utaagan Xilka Gudoonka Midowga Jaamacadaha Afrika.

Gudoomiyaha ayaa salaan iyo Taageero ow ka waday Jaamacadaha Soomaaliyeed gaarsiiyay dhigiisa, asiga oo urajreyay guul.
Dhinaca kale Proff.Bakri ayaa ka mhad celiyay Taageerada iyo garab istaaga ay umuujiyeen Jaamacadaha Soomaaliyeed ololohiisa Jagada ugu sareysa Midowga Jaamacadaha Afrika, asiga oo balan qaaday garab istaag iyo wada shaqeyn Waxtarleh hadii ow ku guuleesto Xilkaas inshaa allaah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *