Gudoomiyaha Jaamacadda oo wili sii wada Booqadhooyinkiisa Jaamacadda iyo Xarumaha Diiniga ah ee Suudaan ayaa Maanta Booqday Muftiga Suudaan Dr.Shiikh Abdirahman Hassan Ahmed Hamid iyo Xarunta ugu weyn Suudaan ee Xifdiska Qur’aanka Kariimka ee Umud Dow Baan

Gudoomiyaha Jaamacadda oo wili sii wada Booqadhooyinkiisa Jaamacadda iyo Xarumaha Diiniga ah ee Suudaan ayaa Maanta Booqday Muftiga Suudaan Dr.Shiikh Abdirahman Hassan Ahmed Hamid iyo Xarunta ugu weyn Suudaan ee Xifdiska Qur’aanka Kariimka ee Umud Dow Baan taas oo shaqaynaysa inku dhaw laba Qarni, Taas oo uu Madax ka yahay Prof.Shiikh Dhayyib Aljiid oo horay usoo noqday Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Suudaan.Waxaa ayna kala kulmeen gudoomiyaha iyo Wafdigiisa Dhammaan Xarumahaas Soo Dhaween heerkeedu Sareyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *