Category: News

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail iyo Maamulaha guud Akadeemiyadda Sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo amniga ee Dalka Suudan Alfariiq Dr.Abdirahman Mohamed Ahmed Kafiil ayaa si wadajir Usaxiixay maanta Cusbooneysiinta heshiis iskaashi oo kal hore ka dhaxeeyay labada dhinac.

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail iyo Maamulaha guud Akadeemiyadda Sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo amniga ee Dalka Suudan Alfariiq Dr.Abdirahman […]

Read More

Dalxiis Lagu Weyneynay Maal maha Xuriyadda Soomaaliya oo ay soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayna ka qayb galeen Maamulka Jaamacadda qaybihiisa oo uu ugu horeeyo kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka ayaa Lagu qabtay Deegaan Dalxiiska Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

Dalxiis Lagu Weyneynay Maal maha Xuriyadda Soomaaliya oo ay soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayna ka qayb galeen Maamulka Jaamacadda […]

Read More

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa ayaa la kulmay dhigiisa Jaamacatul Qur’aanul kariim wal Culuumul Islaamiyyah Proff.Omar Alsayid aldhayib oo […]

Read More