Qaar ka Mid ah Ardayda oo Pratical ku qadanaya laabka shirkadda Isgarsiinta Somtel

Qeybaha Ardayda ee IT iyo C.S oo Practical ku qaadanaya Labka Shirkada isgaardiinta ee Somtel Somalia taas oo qeyb ah Fulinta heshiiskii ay kal hore wada gareen Masuuliyiinta labada dhinac. Habsami usocodka howshaas ayaa waxaa kormeeray Qaar kamid ah Maamulka Jaamacadda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *