Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya Alcaalamiyah Prof.Hanud Abya Kaduf ayaa qado sharaf Sagootin ah usameeyay Gudoomiyaha Jaanacadda oo soo gaba gabeeyay howlo Shaqo uu ujoogay wadanka Suudaan Asbuucyadii lasoo dhaafay.

Munaasabada Qadada ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin kasocotay Jaamacadda Umul Quraa ee Wadanka Sacuudi Carabiya.
Ugu Danbeen Gudoomiyah ayaa uga Mahad celiyay Prof.Hanud Sagootinta qiimaha badan asiga oo adkeeyay Sii xoojinta Xiriirka xoogan ee ka dhaxeeya labada Jaamacadood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *