Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa la kulmay Gudoomiyaha Majmacal Fiqhi Al Islaami ee dalka Suudaan oo ah Hay’ada ugu sareysa arimaha Diinta ugu xilsaaran Dowlada Suudaan Prof.Adil Hassan Omar ayaga oo kwada hadlay Iskaashiga labada dhinac iyo sidii Taba baro Xirfadooda kor loo qaadayo loo siin Lahaa ardayda Kuliyadaha Culuumta Sharciga ee Jaamacadda iyo Soomaalida waxkabarata Suudaan […]
Read MoreHambalyo iyo Bogaadin Waxaan halkaan Hambalyo Diiran uga diraynaa Ustd Ahmed Arab Mohamed oo maanta difaacday Buugiisa Darajada Master Degree Takasuska Istiraatiijiyadda iyo Amniga Qaranka asiga ka qaatay Akaadeemiyada Sare ee Daraasaadka Istaatiijiga iyo Amniga ee wadanka Suudaan. Ahmed ayaa kamid ahaa ardaydii ka Qalin badalatay Jaamacadda kal hore oo ay udirtay Deeq waxbarasho Dibada […]
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda oo wili sii wada Booqadhooyinkiisa Jaamacadda iyo Xarumaha Diiniga ah ee Suudaan ayaa Maanta Booqday Muftiga Suudaan Dr.Shiikh Abdirahman Hassan Ahmed Hamid iyo Xarunta ugu weyn Suudaan ee Xifdiska Qur’aanka Kariimka ee Umud Dow Baan taas oo shaqaynaysa inku dhaw laba Qarni, Taas oo uu Madax ka yahay Prof.Shiikh Dhayyib Aljiid oo horay […]
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Alcaalamiyyaah Prof.Bakri Osman ahna Murashax Gudoonka Midowga Jaamacadaha Afrika ayaa kusoo wareejiyy Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail iyo Wafdigiisa qaar kamida kuliyadaha Jaamacadaas oo ay ka muuqato Horumar ballaaran.
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda oo maal mahaan howlo Shaqo ujoogay Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan ayaa maanta Khudbada Jumcaha ka jeediyay Majmaca weyn ee Nuurul Islaam oo ay ku dukadaan kumanaan dadweyna ah ka gadaal soo jeedin uga imaaday Madaxda Majmaca, asiga oo noqonaya Gudoomiyaha qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee halkaa Ka Jeediya Khudbad. […]
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah ahna xiligaan Madaxa Midowga Jaamacadaha Islaamiga ee afrika,Xubina ka ah Golaha Sare ee Jaamacadda Prof.Kamal Mohamed Cubeyd oo ah Shakhsi in muda ka shaqeynayay […]
Read MoreHeshiis iskaashi oo ay kala saxiixdeen Jaamacadda iyo iyo Machadka Islaamiga ee Tarjamadda oo hoos taga Ururka Iskaashiga Islaamka, taas oo si gaar ah uga faaideysan doonaan Ardayda Kuliyadda Luqadaha iyo Tarjumaada, ayada oo Machadka ugu deeqay Jaamacadda Tiro Deeq waxbarasho heerka Post Gratuate ah.
Read Moreجامعة السودان العالمية توقع مذكرتي تفاهم مع جامعتين صوماليتين https://www.sudaress.com/suna/1715763 Wakaalada wararka uqaabilsan Dowlada Suudaan ee loo soo gaabiyo “Soona” ayaa baahisay Heshiisyada Gudoomiyaha Jaamacadda lagalayo Jaamacadaha waaweyn ee Dalka Suudaan.
Read MoreQaybtii koowaad ee ardayda Jaamacadda oo maanta si guul ah ugu soo dhamaaday Imtixaanka Kama dambeesta ee Sanad waxbarashadeedka 2020 – 2021. Guul iyo Natiija wanaagsan ayaan urajeynaynaa Ardaydeena Sharafta leh.
Read MoreMadaxa Xafiiska Bariga afrika ee Midowga Jaamacadaha Africa Drs.Faaiza Osman ayaa kusoo dhaweysay Xafiiskeeda isla markaana Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Gudoomiyaha Jaaamacadda taas oo ay ugarteen kaalintiisa ku aadan isku xirka Xafiiska Bariga Afrika iyo Jaamacadaha Soomaaliya.
Read More