Camiradda Jaamacadda oo qabatay Ardayda Kuliyadda Dhakhtarnimada iyo Culuumta Caafimaadka oo ku guda jira Practical kooda Caadiga
Read Morewaa gaba gabada Ciyaartii waayahaanba Udhaxaysay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Waxaana shalay oo Finalka aheed ciyaar xiiso iyo xamaasad badan dhax martay Kuliyadaha Qiraa aat iyo Dhaqaalaha&Culuumta Maamulka ayada oo Guushu Raacday kuliyada Dhaqaalaha oo 5 & 2 Ku badisay. Sidoo kale waxaa abaal marin la gudoonsiiyay Ciyaar yahanki ugu gool dhalinta badnaa inti […]
Read Moreku guuleysatay abaal marinta Boqor faysal ee u adeegida Islaamka sanadkaan 1440 Hijriya. 2019. Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Read Moremasuuliyiinta maamulka jaamacadda wuxuu u hambalyeynayaa ardayda kaalinta 1aad ka galay fasaladooda simistarkaan koowaad ee sanadkaan 2018-2019 Alfa mabaarak.
Read MoreWafadi kasocday jaamacadda ifriiqiya alcaalamiyyah oo uu hogaaminaayay G.K.X jaamacaddaas ee waxbarashada iyo dhaqanka ayaa soo booqaday xarunta ween jaamacadda iyagoo indha indheeyay qaybaha kala duwan oo ay ka koobantahay xarunta 1aad. Sidoo kale masuuliyiinta jaamacadda ISHU ayaa Wafdiga soo tusiyay dhul jaamacaddu kuleedahay degmada dayniile oo la rajaynayo in dhawaan dhisme lagu bilaabo inshaa […]
Read MoreWaziirka waxbarashada iyo G.KX Jaamacadda ifriiqiya alcaalamiyyah ee dalka Suudaan oo bilad sharaf gudoonsiiyay Gudoomiyaha Jaamacadda.
Read MoreHeshiisiis iskaashi oo ay kala sixiixdeen Jaamacadda Imaam Shaafici iyo Jaamacadda Suudaan Al maftuuxana ee dadka Suudaan waxaana ukala saxiixay heshiiska labada dhinac madaxda Labada jaamacadood.
Read MoreHeshiis iskaashi oo ay kala sixiixdeen Jaamacadda Imaam Shaafici iyo Akeedimiyadda sare ee Daraasaadka Istiraatiijiga iyo Amniga ee dalka Suudaan oo ah akeemiyad Caan ka ah wadamada carabta dhaxdooda iyo caalamkaba loogna yimaado wax barashadeeda wadamadaas badankood. Alx Guul Bahda ISHU iyo dhammaan bulshada soomaaliyeed.
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda ayaa magaalada Khartoum ee caasimada wadanka Suudaan kula kulmay Xoghayaha Guud ee Munadamada Waafidiinta oo ah Munadamada ama hayada ugu ween ee Daryeel iyo jiif siisa ardayda Ajaaniibta ah ee wax ka barata wadanka suudaan waxayna gacanta ku haysaa oo in kabadab 50 kun oo araday oo ka kala socda inkabadan 80 wadan. […]
Read MoreHeshiisiis iskaashi oo ay kala sixiixdeen Jaamacadda Al- Imaam Al- Shaafici iyo Jaamacadda Alniileen ee dalka Suudaan. Alx Guul Bahda ISHU iyo dhammaan bulshada soomaaliyeed.
Read More