Gudoomiyaha Jaamacadda Dr.Abdulkadir Sheikh Ismail ayaa Heshiis iskaashi Cilmiyadeed lasaxiixday Gudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Al Caalamiyyah Proff.Bakri Osman Siciid ahna Murashax utaagan Xilka Gudoonka Midowga Jaamacadaha Afrika. Gudoomiyaha ayaa salaan iyo Taageero ow ka waday Jaamacadaha Soomaaliyeed gaarsiiyay dhigiisa, asiga oo urajreyay guul. Dhinaca kale Proff.Bakri ayaa ka mhad celiyay Taageerada iyo garab istaaga ay umuujiyeen […]
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda ayaa heshiis gaar ah oo quseeya waxbarashada heerka Post Gratuate kula saxiixday Jaamacadda Ifriiqiya alcaalamiyyaha magaalada Khartoum ee wadanka Suudaan. Heshiiskaan ayaa dhigaya in ISHU ay ku marti galiso Jaamacadda Ifriiqiya ee dalaka Suudan wadanka Soomaaliya si ay wadajir ugu bixiyaan heerarka Master degree & PhD.
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda oo ay wehliyaan Manduubka Jaamacadda ee Suudaan iyo qaar kamida ardayda ISHU oo Suudaan ujoogo waxbarashada Heerka 2aad ayaa gurigiisa ku booqday Gudoomiyihi hore ee Jaamacadda Ifriiqiya al caalamiyyah ahna xiligaan Madaxa Midowga Jaamacadaha Islaamiga ee afrika,Xubina ka ah Golaha Sare ee Jaamacadda Prof.Kamal Mohamed Cubeyd oo ah Shakhsi in muda ka shaqeynayay […]
Read MoreMunaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna soo dhawaynayay Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya ee wadanka Suudaan iyo wafdigiisa Isla markaana lagu xarig jarayay Kuliyada Cusub ee Warbaahinta oo ay iska kaashan doonaan labada Jaamacadood howl galideeda ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Jaamacadda, waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin kala duwan oo lagu Cazuumay iyo madaxda […]
Read MoreMasuuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Golaha Sare Ee Jaamacadda iyo Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa si wada jir ah ugu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Jaamacadda Ifriiqiya Al Caalamiyyah ee wadanka Suudaan iyo wafdi uu hogaaminaayay
Read MoreSidii Caadada u aheed Jaamacadda Al-Imaam Al-Shaafici ee soo bandhigida ardayda kaalamaha bore ka gala kuliyadahooda Simistar walba waxaan markaana soo bandhigaynaa Ardaydii kaalinta 1aad galay Simistarkii 2aad ee sanad waxbarashadeeda 2018 – 2019. Hambalyo Dhammaantiin aradaydeena Sharafta leh
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda oo magaalada qaahira uga qayb galaya shirka madaxda jaamacadha afrika ayaa kulan iswaraysi ah kula qaatay halkaas qaar kamid ah madaxda Jaamacadaha Ugu waaween Wadanka Sudaan oo kasoo qayb galay shirka sida:- 1.Gudoomiyaha Jàamacatul Quraanul kariim wal Culuum Al Islaamiyah 2.Gudoomiyaha Jaamacadda Khartoum 3.Gudoomiyaha Jaamacadda Umu Durmaan Al Islaamiyyah. 4.Gudoomiyaha Jaamacadda Suudaan Alcaalamiyyah […]
Read MoreGudoomiyaha Jaamacadda oo Magaalada Qaahira ee wadanka masar uga qayb galaya Shirka Caalamiga ah 20 aad ee Madaxda Jaamacadaha Afrika ka dib Marti qaad rasmi ah oo uu ka helay Midowga Jaamacadha afrika iyo Jaamacadda Al-Azhar ayadoo ay wehliyaan qaar kamid ah Madaxda Jaamacaha Soomaliya. Guul Bahada ISHU Dhammaan.
Read Morewaxaa maanta usoo gaba gaboobay dhammaan ardayda jaamacadda imtixaankii Finalka sanad waxbarashadeedka 2018 – 2019 Hambalyo ardaydeena qiimaha mudan guula is xig xiga ayaan idiin rajaynaynaa Inshaa allaah
Read MoreCamiradda Jaamacadda oo qabatay Ardayda Kuliyadda Dhakhtarnimada iyo Culuumta Caafimaadka oo ku guda jira Practical kooda Caadiga
Read More