Wafdi kasocday Markazka Caalamiga ah ee Aldacwa Al islaamiyah iyo Golaha Sare ee Culumada Soomaaliyeed ayaa soo booqday Maanta Xarunta 1-aad ee Jaamacadda -Siigaale, ayada oo halkaas ay kusoo dhaweeyeen Masuuliyiinta Jaamacadda oo uu horkacayo Gudoomiyaha.

- 06 Aug
- 2023