Sidii Caadada u aheed Jaamacadda Al-Imaam Al-Shaafici ee soo bandhigida ardayda kaalamaha bore ka gala kuliyadahooda Simistar walba waxaan markaana soo bandhigaynaa Ardaydii kaalinta 1aad galay Simistarkii 2aad ee sanad waxbarashadeeda 2018 – 2019.
Hambalyo Dhammaantiin aradaydeena Sharafta leh

- 23 Sep
- 2019