Heshiis Iskaashi Taariikhi ah oo ay kala saxiixdeen Jaamacadda Al-Imaam Al-Shaafici iyo Jaamacadda Muqdisho, waxaana ukala saxiixay labada dhinac Gudoomiyaasha labadda Jaamacadood.
Iskaashiga Jaamacadaha gudaha wuxuu muhiim uyahay ka mira dhalinta himilooyinka shacabka soomaaliyeed ee ah helida wax barasho Taya saraysa.

اترك تعليقاً

لن يتم نشر عنوان بريدك الإلكتروني. الحقول الإلزامية مشار إليها بـ *